Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 117:06:05
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episódios
-
Fariinta ciida ee madaxda Soomaalida
21/04/2023 Duração: 09minMadaxda Soomaaliya oo qudbad u jeediyay umadda Soomaaliyeed xiliga ciidda.
-
Sidee looga ciidayaa Queensland sanadkan?
20/04/2023 Duração: 05minJaaliyada Soomaalida ee degan magaalada Brisbane ayaa markii ugu horaysay goob u gaar ku tukandoonta salaada Ciidda.
-
Somali_Settlement_Guide_Ramadan_200423
20/04/2023 Duração: 11minAustralia waxay hoy u tahay 813, 000 oo qof oo ka mid ah 1.97 milyan oo Muslimiinta aduunka oo dhan ku nool. Haddaba maxay Ramadanta iyo Ciidu uga dhigan yihiin Islamka?
-
-
-
Maalintee ayaa laga ciidayaa dalkan Australia?
19/04/2023 Duração: 11minWaxaa qoraalo is khilaafsan midkood lagu sheegay in Ciidu tahay Jimcadda iyo mid leh waa Sabtidda. Sheekh Cabdinur ayaan waydiinay midka ay raacayaan bulshada Soomaalidu.
-
SBS Somali full program 14 Abriil
17/04/2023 Duração: 52minIdaacadii SBS Somali uu dhamaystiran oo aan xayaysiin lahayn.
-
Sidee ciidamo tayo leh loo dhisi karaa?
14/04/2023 Duração: 06minWaxaa la xusay 63 guuradii ciidanka qalabka sidda ee Soomaaliya. Sidee dib loogu soo celin karaa tayadii ciidanka?
-
FBI oo xirtay nin lagu eedeeyay inuu sir dusiyay
14/04/2023 Duração: 07minNinkan oo lagu magacaabaa Jack Teixeira ayay saraakiil ka tirsan FBI kasoo xireen gobolka Massachusetts.
-
Xubinta isboortiga ee SBS Somali Jimco 14 Abriil
14/04/2023 Duração: 04minCayaartowga kubada cagta Soomaaliya ee da'doodu ka yar tahay 17 sano ayaa tartan wayn ka qaybgalaya.
-
-
Somali_Settlement_Guide_Identity_130423
13/04/2023 Duração: 14minQofka haytiisa ama aqoonsiga la xaday wuxuu inta badan wajahaa cawaaqibyo aad u daran oo ay ka mid yihiin maal ama lacag laga xado, in sumacadii uu dayn ku qaadan karay dhaawac soo gaaro iyo waliba cawaaqibyo sharciyeed.
-
SBS Somali full program Arbaco bisha Abriil 12
13/04/2023 Duração: 53minIdaacadii u danbaysay ee SBS Somali oo dhamaystiran
-
Booqashada Guterres ee Muqdisho
12/04/2023 Duração: 09minXoghayaha Guud ee QM Antonio Guterres ayaa Muqdisho booqday halkaasna kula kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
-
Dugsiyada sare ee NSW oo laga mamnuucayo Mobileda
12/04/2023 Duração: 07minDawlada cusub ee NSW ayaa fulisay mid ka mid ah balanqaadyadii doorashada iyada oo mamnuucaysa in ardaydu mobilada ku isticmaasho iskuulada sare.
-
Xisbiga Liberalka oo jahawareer galay kadib iscasilaado
12/04/2023 Duração: 08minXisbiga Liberalka ayaa galay jahawareer siyaasadeed kadib markii ay xubno muhiim ah ay iska casileen iyaga oo diidan go'aanka xisbigu ka qaatay aftida codka lagu siinayo dadka dalka loogu yimid.
-
-
-
Muxuu Ken Wyatt isaga casilay xisbiga Liberalka?
07/04/2023 Duração: 07minKhilaaf ba'an oo soo kala dhexgalay xisbiga Liberalka Federalka oo ka dhashay aftida loo qaadayo si ay cod ugu yeeshaan baarlamaanka dalka dadka dalka loogu yimid ayaa sababay inuu is-casilo wasiirkii hore ee arimaha Indigenouska Ken Wyatt.
-
Mohamed Ismail: Muranka buurta Kaaraa mardha
05/04/2023 Duração: 15minMuran ayaa ka dhashay hadal dhawaan ka soo yeeray RW Ethiopia Abiy Ahmed oo ahaa in taalo lagu xusayo dagaalkaa 77 laga dhisayo buurta Kaaraamardha.