Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 192:30:35
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episódios
-
Tacsi: Ahmed Abdillahi Mohamed (Brigato)
21/04/2026 Duração: 08minIlaahay ha u naxariiste'e, Axmed Cabdillaahi Maxamed oo ku magac dheeraa Brigato, ayaa Isniintii shalay ee 20 Febraayo 2026 lagu aasay Xabaalaha Rockwood Cemetery. Halkana ayaad ka dhegeysan kartaa tacsida
-
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Talaado 21 April 2026
21/04/2026 Duração: 05minHalkan ka dhegeyso warkii Talaadada 21 April 2026 ee Australia iyo Caalamka
-
Uber oo kordhisay qiimaha safarka, shidaalka qaaliga ah awgii
16/04/2026 Duração: 06minRakaabka Uber-ka ee guud ahaan Australia, ayaa lagu soo rogey lacag dheeraad ah oo dhan shan senti (5c) halkii kiiloomitirba, laga bilaabo 15-kii April ilaa 8-da bisha Juun. Wax ka ogow sababta.
-
SBS News Somali:Warka Af-Soomaaliga 16 April 2026
16/04/2026 Duração: 05minDab ayaa qabsaday mid ka mid ah labadii wershadood ee ugu dambeeyey Australia ee shidaalka sifeeya.
-
Cambaarayn xooggan oo ka dhalatay qorshaha cusub ee socdaalka ee uu soo bandhigay Angus Taylor
16/04/2026 Duração: 11minHoggaamiyaha mucaaradka, Angus Taylor, ayaa qeexay qorshihiisa uu dalka kaga saarayo soo-galootiga haddii aysan muujin waxa uu ugu yeeray "qiyamka Australia." Taylor ayaa si gaar ah u beegsaday qaxootiga Falastiiniyiinta ah ee magangalyada ka raadsanaya dalkan.
-
SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Arbaco 15 2026
15/04/2026 Duração: 10minHalkan ka dhegeyso wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka ee maanta
-
Griig-ga oo ku biiraya dalalka carruurta ka mamnuucaya baraha bulshada
14/04/2026 Duração: 09minGiriigga ayaa hadda soo jeediyey in carruurta ka yar 15 sano laga mamnuuco baraha bulshada. Giannis Bittis ayaa aaminsan in ay tallaabadani go'doomin doonto jiilkiisa, isagoo sharraxaya saameynta ay ku yeelan karto saaxiibtinimada carruurta.
-
Dayax-gacmeedkii Artems 2 oo dayaxa kusoo wareegey dhulkana kusoo noqday
14/04/2026 Duração: 07minCirbixiyeennadii Artemis 2 ee hay’adda NASA ayaa dib ugu soo laabtay dhulka, ka dib markii ay taariikh cusub ka dhigeen socdaalkoodii ay ku tageen dhabarka dambe ee dayaxa.
-
India oo tiro-koobeysa 1.4 billion oo of
14/04/2026 Duração: 05minDalka India ayaa qorshaynaya inuu qabto tirakoobkii ugu weynaa ee ka dhaca aduunka, kaas oo lagu tirinayo dad tiradooda lagu qiyaasay 1.4 bilyan oo qof (hal bilyan iyo afar boqol oo kun oo qof)
-
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Isniin 13 April 2026
13/04/2026 Duração: 04minHalkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka ee Isniin 13 April 2026
-
Thinking of a career change? Here are some tips and options to consider - Australia Explained: Shaqo cusub iyo bilow cusub: Sida loo beddesho xirfaddaada shaqo ee dalka Australia
13/04/2026 Duração: 09minLooking to step into a new career? You're not the only one, the stats suggest. No matter your age, background or whether English is your first language, a career change at some point is almost inevitable nowadays. In Australia, support is available to help you through the process. - Ma hiigsanaysaa inaad u gudubto xirfad shaqo oo cusub? Kaligaa ma tihid, marka loo eego xogta iyo tirokoobyada dalka ka jira. Meel kasta oo ay da'daadu tahay, asalkaaga, ama xitaa haddii uu Af-Ingiriisku yahay luqaddaada koowaad iyo haddii kaleba, in qofku uu mar uun shaqadiisa beddesho, mid aan laga baaqsan karin bay noqotay sammankan la joogo. Warbixintan waxaynu ku eegaynaa fursadaha iyo taageerada ka jirta Australia ee laga heli karo si ay kaaga caawiyaan hannaankaas isbeddelka ah.
-
SBS Somali Friday Program Full: Barnamijkii Jimcaha oo dhan 10 April 2026
12/04/2026 Duração: 54minHalkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 10 April 2026 oo dhammays tiran. Ka hel warar iyo warbixinno muhiim ah.
-
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 10 April 2026
10/04/2026 Duração: 10minWarkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka ee Jimce 10 April 2026
-
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 10 April
10/04/2026 Duração: 11minCiidanka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibbadooda ayaa la sheegay inay duqaymo cirka ah u geysteen dagaallamayaal ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa koonfurta Mudug. Odayaaasha Gedo-buuri Bari-na waxay sheegeen inay qaateen nabad shuruud la'aan ah oo ay hoggaaminayso xukuumadda Somaliland, iyo ciidamo tababar loogu xidhay Puntland.
-
Waraysi: Ubah Garbis - Xafladda Ciidul-fitr ee Grandville - Sydney
09/04/2026 Duração: 10minUbah Gabris oo ah guddoomiyaha Somali Council of NSW ayaa nooga warrantay xaflad loo dhigi doono munaasabadda Ciidul-fitri oo Axadda 12-ka April ka dhici doonta Grandville Town Hall - Sydney.
-
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga 9 April 2026
09/04/2026 Duração: 05minRa'iisal-wasaare Anthony Albanese ayaa Israel ugu baaqay inay joojiso duqaymaha ay ka waddo Lubnaan. Donald Trump-na wuxuu ku gooddiyey inuu dalalka Iran ka iibiya hubka badeecadahooda kusoo rogi doono cashuur dheeraad ah.
-
Khatarta Peptides-ka: Marka ay talada baraha bulshadu ka awood badato tan dhakhtarka iyo khatarteeda.
09/04/2026 Duração: 11minWaaba laga yaabaa inaad maqashay "Peptides", waana maaddooyin laysku duro oo ay dadka qaar rumaysan yihiin inay si degdeg ah u gubaan baruurta, ka hortagaan gabowga, ama hagaajiyaan midabka iyo quruxda maqaarka. Khubarada caafimaadkuse waxay ka digayaan khatar ku duugan. Wax ka ogow.
-
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 8 April 2026
08/04/2026 Duração: 12minWararka maanta waxaa ka mid ah Maraykanka iyo Iiran oo aqbalay xabbad-joojin 14 maalmood ah oo ay Pakistan dhexdhexaadisey.
-
#107 Protecting Wildlife | Talking about animals and nature (Med) - Learn English ep107: Baro Ingriisi - Ilaalinta duur-joogta iyo ka hadalka xayawaanka iyo dabeecadda
08/04/2026 Duração: 10minLearn useful English for talking about animals, nature, and protecting wildlife. Practise everyday phrases for discussing threats to animals, expressing concern, and describing the environment. - Baro luqadda Ingiriisiga ee waxtarka u leh ka hadalka xayawaanka, dabeecadda, iyo badbaadinta duur-joogta. KU tabobaro weedhaha maalinlaha ah ee loo isticmaalo ka doodista khataraha soo food saara xayawaanka, muujinta walaaca, iyo sharraxaadda deegaanka.
-
Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 8 April 2026
08/04/2026 Duração: 10minHalkan ka dhegeyso warkii ugu dabmeeyey ee Soomaaliya - Arbaco 8 April 2026