Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 113:32:17
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episódios
-
Waa sidee amaanka Caasimaddu?
01/03/2023 Duração: 11minWaxaa caasimadda Muqdisho ku soo badanaya dilal iyadoo hay'adaha amaanka lagu dhaliilay inaysan waxba ka qaban amni darada ka jirta magaalada.
-
Australia oo ka walaacsan weeraradda online-ka
01/03/2023 Duração: 08minAustralia ayaa ka walaacsan dadka dhaqamada kala duwan oo dalalkii ay ka yimaadeen handadaado iyo hanjabaado kala kulma, taas keentay in AFP ay bilowdo barnaamujiyo wacyigalin ah.
-
Settlement guide: Knowing first aid can save lives
01/03/2023 Duração: 11minDadka Australia ee bartay gargaarka degdega ah waa 5% taas oo ah tiro aad u yar. Haddaba muhiimad intee le'eg ayay leedahay inaad barato gargaarka degdega ah (first aid).
-
SBS Somali full program 24 Feb 2023
28/02/2023 Duração: 55minIdaacadii u danbaysay oo ka kooban warar iyo warbixino
-
Xafiiskii adeegyada saraha dhaadheer oo dib loo furay
24/02/2023 Duração: 10minKadib dhowr sano oo ay xirnaayeen xafiisyada looga adeego saraha dhaadheer ee Flemington, North Melbourne iyo Carlton ayaa la furay.
-
Ra'iisul Wasaare Xamsa oo furay shirka hay'adaha dhaqaalaha Soomaaliya.
22/02/2023 Duração: 08minRa'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa daah furay shir sanadeedka midowga bangiyada Soomaaliya iyo hay'adaha maaliyada ee dalka Soomaaliya, shirkan oo socon doono laba maalmood.
-
Somali Program, Friday 17.
20/02/2023 Duração: 55minHalkan ka dhagayso barnaamijkii idaacada ka baxay maalintii galabtii Jamcada 17.
-
How to protect your retirement fund, find lost super and what to do if moving overseas
20/02/2023 Duração: 10minSida loo maareeyo macaashka qofku uu iska leeyahay, iyo hababka uu ku raadsanayo hadii ay jiraan hay'ada kala duwan oo uu macaash ka furtay, iyo sidoo kale hadii uu dibada ku noolaan rabo qofku sida uu u habaysan karo macaashkiisa.
-
Xaaladihii ugu danbeeyey ee dhulgariikii Turkiga iyo Syria.
17/02/2023 Duração: 08minXaaladaha dhimashada ee dhulgariirkii Turkiga iyo Syria ayaa weli sare usii socda. Dhinaca kale iyadoo waqti dheer laga joogo tan iyo waqtigii uu dhulgariirku dhacay hadana weli dad nool ayaa lasoo saaray.
-
Muxubo Qaymaa, oo Melbourne kusoo bandhigtay hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
17/02/2023 Duração: 11minMuxubo Qaymaa, ayaa farshaxankeeda hidaha iyo dhaqanka kusoo bandhigtay magaalada Melboune, si gaara Ivanhoe Library.
-
Dhimashada dhulgariirkii Turkiga iyo Syria oo sare usii kaceysa iyo warar kale
15/02/2023 Duração: 07minDhulgariirkii Turkiga iyo Syria ka dhacay ayaa tirada geeridu sare usii socotaa, iyadoo xaalada ban'aadanimo kalen ay bilaabatay. Gargaarka dhanka Syria ayaa laba ilin loo furay. Caruurta ku wax yeelowday dhulgariirka labada wadan ayaa 7 million gaadhaya.
-
Dowlada Soomaaliya oo soo saartay amaro lagu hagayo ganacsiga Soomaaliya.
15/02/2023 Duração: 04minGudiga Qaran ee kahotaga lacag dhaqida iyo ladagaalanka maalgalinta argagixisada ayaa soo saaray go'aano culus oo laxiriira maalgalinta argagixisada iyo shirkadaha qaybahooda kala duwan.
-
Somaliland oo Shabaab ku eedeysay duqayntii Laascaanood
15/02/2023 Duração: 06minSomaliland ayaa Alshabaab ku eedeysay in ay yihiin kuwa duqaynta u gaystay magaalada Laascaanood, sababtana waxey ku sheegeen in ay fidno ka shaqaynayaan.
-
Australia dabaasha iyo muhimada ay leedahay in caruurta la baro
14/02/2023 Duração: 10minMuhimada ay leedahay marka aad ku nooshahay Australia dhexdeeda in caruurtaada aad bartid dabaasha
-
Australia, qaxootigii doomaha ku yimid oo dacwada dadkooda loo ogalaaday.
13/02/2023 Duração: 09minWadanka Australia qaxootigii doomaha ku yimid, qaarkoodii helay degenaanshaha rasmiga ah (Permenent visa) ayaa hada loo ogolaaday in ay keensadaan dadkooda.
-
Somali Full Program, Friday 10.
13/02/2023 Duração: 56minHalkan ka dhageyso barnamijkii idaacada ka baxay habeenkii Jamcada 10 February.
-
Baroordiiq Muqdisho loogu sameeyey dadkii ku dhintay dhulgariirkii Turkiga iyo Syria
10/02/2023 Duração: 06minMaamulka Gobalka Banaadir ayaa baroor diiq ugu sameeyey Magaalada Muqdisho dadkii ku geeriyooday dhulgariirkii Turkiga iyo Suuriya
-
Xaalada bani'aadn oo garab socda saamaynta dhulgariirka Turkiga iyo Syria
10/02/2023 Duração: 10minGeerida sii kordhaysa ee uu sababay dhulgariirka ka dhacay Turkiga iyo Syria, ayaa waxaa barbar socda xaalada bani'aadanimo oo haysata dadkii ka badbaaday dhulgariirka iyo kuwii barakaca uu ku sameeyey dhulgariirku.
-
Xiisada Laascaanood oo siyaaba kala duwan looga hadlay
08/02/2023 Duração: 10minXiisada colaadeed ee ka jirtay magaalada Laascaanood ayaa siyaaba kala duwan looga hadlay. Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud, ayaa ka hadlay. Waxaa kaloo ka hadlay odayaal dhaqameedyada dhinacyada Laascaanood iyo Hargaysa. sidoo kale waxaa ka hadlay Beesha Caalamka.
-
Xaalada muraga leh oo ka dhashay dhulgariirkii Turkiga iyo Suuriya
08/02/2023 Duração: 08minDhulgariirka aadka u weynaa ee ka dhacay Turkiga iyo Suuriya oo ay soo baxeen dhinacyo dareen bani'aadanimo dhaliyey.