Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 113:32:17
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episódios
-
Xisbiga Liberalka oo jahawareer galay kadib iscasilaado
12/04/2023 Duração: 08minXisbiga Liberalka ayaa galay jahawareer siyaasadeed kadib markii ay xubno muhiim ah ay iska casileen iyaga oo diidan go'aanka xisbigu ka qaatay aftida codka lagu siinayo dadka dalka loogu yimid.
-
-
-
Muxuu Ken Wyatt isaga casilay xisbiga Liberalka?
07/04/2023 Duração: 07minKhilaaf ba'an oo soo kala dhexgalay xisbiga Liberalka Federalka oo ka dhashay aftida loo qaadayo si ay cod ugu yeeshaan baarlamaanka dalka dadka dalka loogu yimid ayaa sababay inuu is-casilo wasiirkii hore ee arimaha Indigenouska Ken Wyatt.
-
Mohamed Ismail: Muranka buurta Kaaraa mardha
05/04/2023 Duração: 15minMuran ayaa ka dhashay hadal dhawaan ka soo yeeray RW Ethiopia Abiy Ahmed oo ahaa in taalo lagu xusayo dagaalkaa 77 laga dhisayo buurta Kaaraamardha.
-
-
SOMALI_SETTLEMENT_GUIDE_FINES_050423
05/04/2023 Duração: 11minDad badan ayaan dalkan Australia ka war qabin cawaaqibka xun ee ka dhalan kara haddii aad iska dhaga tirto ganaax lagu soo diray.
-
Xildhibaanadii ugu horaysay oo Baarlamaanka Australia ku soonta
04/04/2023 Duração: 06minXildhibaanadii ugu horaysay Australia oo ah muslimad hijaab xiran ayaa markii ugu horaysay taariiqda baarlamaanka federalka gudihiisa ku gudanaysa waajibka Ramadanka.
-
SBS Somali Full Program Friday 29 Maarso
04/04/2023 Duração: 51minHalkan ka dhagayso Idaacadii SBS Somali oo dhamaystiran
-
Dagaalkii qaboobaa miyaa dunida dib ugu soo noqday?
31/03/2023 Duração: 08minKadib kulan ay dhawaan yeesheen madaxweynayaasha Ruushka iyo China ayaa dhashay shaki ah in dunida ay ka bilaabanayaan xulufaysi cusub iyo tartan hubka ah.
-
Afur uu ururka Huddle u sameeyay Jaaliyadda Soomaalida ee North Melbourne
31/03/2023 Duração: 14minGarabka kooxda North Melbourne u qaabilsan arimaha jaaliyadaha oo la yiraahdo Huddle ayaa xarunta kooxda ee Arden st North Melbourne ugu samaysay afur Jaaliyada Soomaalida.
-
Somali_Settlement_Guide_Migration_290323
29/03/2023 Duração: 13minQuburada xanuunka dhimirka ayaa sheegay in qaar ka mid dadka soogalootiga ah ay maraan hubaal la’aan joogto ah.
-
Salaanta Naziyiinta oo laga fiirsanayo in laga mamnuuco Victoria
28/03/2023 Duração: 06minIyada oo hore looga mamnuucay Victoria astaamaha Naziyiinta, waxaa hadda laga fiirsanayaa in la mamnuuco salaanta gacanta la taago ee lagu yaqaanay Nazi Germany.
-
Maxaa iska badalay Islam-Nacaybka Australia
28/03/2023 Duração: 06minWaa isdee xaaladda Islam Nacaybka dalka Australia?
-
Halkan kala soco idaacadii u danbaysay ee SBS Somali oo dhamaystiran.
24/03/2023 Duração: 53minHalkan ka dhagayso SBS Somali
-
Sidee aftida looga qaadaa Australia?
24/03/2023 Duração: 04minWaxaa dhamaadka sanadkan lagu qabanayaa dalkan Australia afti shacabka lagu waydiinayo in dastuurka wax laga badalo si dadka dalka loogu yimid cod ay ugu yeeshaan baarlamaanka dalka.
-
SBS Somali: Wararkii u danbeeyay ee maanta iyo Soomaaliya
24/03/2023 Duração: 08minIdaacadii u danbaysa ee SBS Somali
-
Settlement Guide: After a car crash
22/03/2023 Duração: 12minHalkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa talaabo kasta oo aad qaadi lahayd haddii aad shil gaari oo wayn ama mid yar ku gasho Australia. Sida caawimaad loo raadsado iyo xaquuqda aad leedahay haddii shilka aad ku gardaran tahay iyo haddii lagaa gardaran yahayba.
-
Sheekh Cabdinur iyo Faa'iidooyinka Ramadanka
22/03/2023 Duração: 10minIyada oo malaayiin Muslimiin ah caalamka oo dhan ay soomayaan ayaan Sheekh Cabdniur Sheekh Mohamed ka waraysanay faa'iidooyinka Ramadanka.
-
Dawlada Australia oo lagu booriyay inay caawiso dadka gaajaysan ee Bariga Africa
20/03/2023 Duração: 08minGudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Queensland iyo Hay'ado gargaar ayaa dawlada Australia ka dalbanaya inay ka qayb qaadato gargaarka loo fidinayo dadka macaluushu saamaysay ee Bariga Africa iyo qaybo kale oo dunida ah.