Ifiye Radio

DOOKHA DHAGEYSTAHA-KUCELIS

Informações:

Sinopse

Barnaamijkaan Dookha Dhageystaha waxaa soo jeedinaya Weriye Ismail Haji Shaketi oo 2017 kii u duubay Ifiye Radio.Waa barnaamij qurux badan oo codsiga dhageystayaasha dartiis aan ugu soo celinay.