Sbs Somali - Sbs Afomali
Work Place Generations: Shaqo-takoorka Waayeelka
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 0:07:44
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Inkastoo da’da rasmiga ah ee hawlgabka ee Australia hadda tahay 67, ayaa haddana shaqaalaha da’doodu u dhexeyso 51 ilaa 55-jir badanaa loo arkaa inay yihiin waayeel aan shaqaalysiiin u qalmin