Sbs Somali - Sbs Afomali

Maalinta haweenka ee caalamiga ah iyo Muumino Caynab

Informações:

Sinopse

Internationla Womens Day waa maalinta loo dabaaldego maalinta haweenka oo la xuso xaquuqda iyo qaybta ay haweenku ka qaataan bulshada.