Sbs Somali - Sbs Afomali

Zahra Mustaf maxay ka baratay ololihii doorashadii 2022?

Informações:

Sinopse

Zahra Mustaf waxay isu sharaxday inay ka mid noqoto xildhibaanada federalka dalka Australia doorashadii 2022.