Sbs Somali - Sbs Afomali

Warbixinta bandhiga Somali Healthcare Professionals

Informações:

Sinopse

Waxaa maalintii Axada ahayd ee bisha May 28 lagu qabtay Melbourne bandhig caafimaad oo ay soo qabanqaabisay ururka Somali Healthcare Professionals oo kaashanaya Social Policy Group iyo Migrant and Refugee Health Partnership.