Sbs Somali - Sbs Afomali

Muslimiin ku kala aragti noqday xalaasha hilibka Australia

Informações:

Sinopse

Maxaad samayn lahayd haddii ururka ugu wayn Muslimiinta Australia uu yiraahado, digaagii xalaasha ahaa ee qaboojiyaha kuugu jiray xalaal ma ah?