Sbs Somali - Sbs Afomali

Dr M Cabaas, oo ka faaloonaya heshiiskii Ethiopia iyo halkuu marayo.

Informações:

Sinopse

Heshiiskii Xukuumada Ethiopia iyo jabhada Tigray-ga ee dhacay November 2022, ayaan wali u fulin sidii lagu heshiiyey. Sababa jira ayaa wali ka dhigaya heshiiska mid su'aala ay ka yimaadeen. Dr Maxamed Cabaas oo falanqeeya arimaha siyaasada ayaan ka waraysanay heshiiskaas iyo xaaladaha ku hareeraysan.