Sbs Somali - Sbs Afomali

Cabdiraxman J Gayre & Sicid Shinle oon ka waraysanay sooyaalkii Jaalilyada Som ee Melbourne.

Informações:

Sinopse

Qaar ka mida Jiilkii hore ee jaaliyada Soomaalida Melbourne oo lagu abaal mariyey kulankii Jan 26 dhacay. Halkan ka dhageyso waraysi aan la yeelanay Abdiraxman Jaamac Gayre iyo Siciid Shiinle.